Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
ሻጭ፡- ምን ይፈልጋሉ?
Dukaanle: Ma ku caawin karaa?
ደንበኛ፡- ጫማ ፈልጌ ነበር፡፡
Macmiil: Haa, waxaan raadinayaa kabo.
ሻጭ፡- ስንት ቁጥር ይፈልጋሉ?
Dukaanle: Cabbirkeed/lambarkeed rabtaa?
ደንበኛ፡- ጥቁር 43 ቁጥር እፈልጋለሁ፡፡
Macmiil: Waxaan raabaa cabbirka/lambar 43 madaw ah.
ሻጭ፡- ይሄ፣ ጥራት ያለው 43 ቁጥር ጫማ ነው፡፡
Dukaanle: Haa, waan hayaa lambar 43 tayo wanaagsan.
ደንበኛ፡- መልካም፣ ዋጋው ስንት ነው?
Macmiil: Hagaag, waa immisa qiimaha kabuhu?
ሻጭ፡- አንድ ሺ ብር ብቻ?
Dukaanle: fadlan, waa 1000 Birr oo kaliya.
ደንበኛ፡- ኦ! በጣም ውድ ነው፡፡
Macmiil: Alla! waa qaali.
ሻጭ፡- አይ፣ ርካሽ ነው፡፡
Dukaanle: Maya, waa raqiis.
ደንበኛ፡- እሺ፣ አምስት መቶ ብር ትሸጥልኛለህ?
Macmiil: Ma ka dhigi kartaa 500 oo Birr?
ሻጭ፡- አያዋጣም፡፡
Dukaanle: Suurtagal ma aha.
ደንበኛ፡- እሺ፣ የመጨረሻው ዋጋ ስንት ነው?
Macmiil: Waayahay, waa immisa qiimaha ugu danbeeya?
ሻጭ፡- የመጨረሻው ዋጋ 800 ብር ብቻ ነው፡፡
Dukaanle: Qiimha ugu danbeeya waa 800 oo Birr.
ደንበኛ፡- እሺ፣ ይኸው፡፡
Macmiil: Mahadsanid, ma bixin karaa lacagta?
ሻጭ፡- እሺ፣ አምጣ፡፡
Dukaanle: Haa, waad kartaa.
ደንበኛ፡- ይኸው፣ ውሰድ፡፡
Macmiil: Waa hagaag, qaado.
ሻጭ፡- በጣም አመሰግናለሁ፣ ይልመድብህ፡፡
Dukaanle: Aad baad u mahadsan tahay, noo soo noqo markale.
ደንበኛ፡- እሺ፣ እመጣለሁ፡፡
Dukaanle: Waa hagaag, mahadsanid.