Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

257) Talking about Shopping - Buying Clothes

Click to choose another topic
Amharic

ሻጭ፡- ምን ይፈልጋሉ?

Somali

Dukaanle: Ma ku caawin karaa?

Amharic

ደንበኛ፡- ሱሪ ፈልጌ ነበር፡፡

Somali

Macmiil: Haa, waxaan rabaa surwaal.

Amharic

ሻጭ፡- ምን ዓይነት ቀለም ይፈልጋሉ?

Somali

Dukaanle: Midab noocee ah ayaad rabtaa?

Amharic

ደንበኛ፡- ጥቁር፡፡

Somali

Macmiil: Madaw.

Amharic

ሻጭ፡- ስንት ቁጥር ነው የሚለብሱት?

Somali

Dukaanle: Waa immisa cabbirkaagu?

Amharic

ደንበኛ፡-እርግጠኛ አይደለሁም፡፡ ልትለካኝ ትችላለህ?

Somali

Macmiil: Ma hubo ee ma i cabbiri kartaa?

Amharic

ሻጭ፡- ቁጥርዎ 34 ነው፡፡ ይኸኛው ይሁንልዎ?

Somali

Dukaanle: Cabbirka dhexdaadu waa 34" ee kan ka warran?

Amharic

ደንበኛ፡- ከምንድን ነው የተሠራው?

Somali

Macmiil: Maxay ka samaysan yihiin?

Amharic

ሻጭ፡- ከሱፍ፡፡

Somali

Dukaanle: Dhogor.

Amharic

ደንበኛ፡-ከጥጥ የተሠራ ይኖርሃል?

Somali

Macmiil: Ma haysaa kuwo cudbi ka samaysan?

Amharic

ሻጭ፡- አዎ፣ አለኝ፡፡

Somali

Dukaanle: Haa, waa kuwan.

Amharic

ደንበኛ፡-ልለካው?

Somali

Macmiil: Ma isku dayi karaa/eegi karaa?

Amharic

ሻጭ፡- ይለኩት፡፡

Somali

Dukaanle: Dabcan.

Amharic

ደንበኛ፡- ትንሽ ረዘመብኝ፣ ከዚህ አጠር ያለ ይኖርሃል?

Somali

Macmiil: Wuu yara dheer yahay. Ma haysaa mid ka yara gaaban?

Amharic

ሻጭ፡- ይኸኛው አጠር ይላል፡፡

Somali

Dukaanle: Kuwan ayaa gaagaaban.

Amharic

ደንበኛ፡-እሺ ልውሰደው፡፡

Somali

Macmiil: Waan qaadanayaa.