Amharic ሻጭ፡- በዚህ ሳምንት በልዩ ቅናሽ ለገበያ የቀረበው ቶሽባ ቲቪ5 ቴሌቪዥን ነው፡፡ Somali Dukaanle: Toshiiba TV5 ayaa socda toddobaadkan.
Amharic ደንበኛ፡- ጥሩ ነው፤ ግን አሁንም ውድ ነው፡፡ ትንሸ አይቀንስም? Somali Macmiil: Waan jeclahay, laakiin wali waa yara qaali. Ma jirtaa wax qiimo dhimis ah?
Amharic ደንበኛ፡- እሺ፤ እገዛለሁ፡፡ በክሬዲት ካርድ መክፈል ይቻላል? Somali Macmiil: Waa hagaag. Waan qaadanayaa ee ma isticmaashaa kaar bangi.