Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

259) Talking about Shopping - Buying a cell phone

Click to choose another topic
Amharic

ሻጭ፡- ጤና ይስጥልኝ፣ ምን ይፈልጋሉ?

Somali

Dukaanle: Soo dhawoow. Maxaan kaa caawiyaa?

Amharic

ደንበኛ፡- ስልክ መግዛት ፈልጌ ነበር፡፡

Somali

Macmiil: Waxaan rabaa in aan iibsado telefoon.

Amharic

ሻጭ፡- ምን ዓይነት ስልክ ይፈልጋሉ?

Somali

Dukaanle: Telefoon noocee ah ayaad rabtaa?

Amharic

ደንበኛ፡- የምፈልገው ሶኒ ኤሪክሰን ነው፡፡

Somali

Dukaanle: Waxaan rabaa inaan arko Sony Ericson.

Amharic

ሻጭ፡- እሺ፣ ይኸው፡፡

Somali

Dukaanle: Waa hagaag, waa kuwaas halkaa saaran.

Amharic

ደንበኛ፡- ጥቁሩንና ቀዩን ማየት እችላለሁ?

Somali

Dukaanle: Ma arki karaa midka madaw iyo midka cas?

Amharic

ሻጭ፡- አዎ፤ ይኸው፡፡

Somali

Dukaanle: Haa, waa kuwan.

Amharic

ደንበኛ፡- ስንት ነው?

Somali

Macmiil: Waa immisa qiimihiisu?

Amharic

ሻጭ፡- በፊት 18000 ብር ነበር፣ አሁን ግን 12000 ብር ነው፡፡

Somali

Dukaanle: Wuxuu ahaa 150 Dollar laakiin 100 Dollar waa lagaa siin.

Amharic

ደንበኛ፡- እሺ! በጣም ጥሩ እገዛዋለሁ፡፡

Somali

Dukaanle: Alla! Taasi waa arrin fiican. Waan qaadanayaa.