Amharic ምግብ ለመግዛት ሱፐር ማርኬት መሄድ አለብኝ፡፡ Somali Waa in aan tago daaska(suuq wayn) si aan u soo iibsado cunto.
Amharic እባክህ/ሽ፣ የወተት ምርቶች የት ማግኛት እችላለሁ? Somali Xaggeen ka heli karaa wax-soosaarka caanaha adigoo raalli ah?
Amharic እባክህ/ሽ፣ ስድስት ሳሙና እና አንድ ደርዘን ውሃ ስጠኝ/ጪኝ? Somali Fadlan, keen lix xabbo oo saabbuun ah iyo darsin biyo ah.
Amharic እባክህ/ሽ፣ እንድ ጠርሙስ ቀይ የወይን ጠጅ ስጠኝ/ጪኝ? Somali Fadlan, keen hal dhalo oo khamrida (waynta) canabida ah.