Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

263) Talk between Waiter and Guest

Click to choose another topic
Amharic

ምን ማዘዝ ይፈልጋሉ?

Somali

Ma u tahay diyaar inaad dalab qaaddo?

Amharic

ምን ልታዘዝ?

Somali

Ma ii sheegi kartaa adigu dalabkaaga?

Amharic

እሺ፣ እባክህ/ሽ፡፡

Somali

Haa, Fadlan.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ አንድ ጊዜ፡፡

Somali

Fadlan, daqiiqad i sug.

Amharic

የሚጠጣ ይፈልጋሉ?

Somali

Maxaad jeclaan lahayd in aad cabto?

Amharic

እባክህ/ሽ፣ አንድ ብርጭቆ የወይን ጠጅ፡፡

Somali

Fadlan, hal galaas oo khamrida (waynta) canabida ah.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ አንድ ብርጭቆ የታሽገ ውሃ፡፡

Somali

Fadlan, hal galaas oo biyaha sifaysan ah.

Amharic

ይቅር፣ አመሰግናለሁ፡፡

Somali

Maya, mahadsanid.

Amharic

ቡና ትፈልጋለህ/ጊያለሽ?

Somali

Ma u baahan tahay bun?

Amharic

አዎ፣ እፈልጋለሁ፡፡

Somali

Fadlan, haa.

Amharic

ቡናው እንዴት ይሁንልህ/ሽ?

Somali

Bun noocee ah ayaad jeclaan lahayd?

Amharic

ትንሽ ወተት፣ ያለ ስኳር፡፡

Somali

Bun caano yar leh laakiin bilaa sonkor ah.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ ከክሬም እና ስኳር ጋር

Somali

Fadlan, mid caano iyo sonkor leh.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ ቡና፡፡

Somali

Fadlan, bun madow.

Amharic

ሻይው እንዴት ይሁንልህ/ሽ?

Somali

Shaah noocee ah ayaad rabtaa?

Amharic

እባክህ/ሽ፣ ከሎሚ ጋር፡፡

Somali

Fadlan, mid liin leh.

Amharic

እንቁላሉ እንዴት ይሠራልህ/ሽ?

Somali

Ukun noocee ah ayaad jeclaan lahayd?

Amharic

እባክህ/ሽ፣ ፍርፍር፡፡

Somali

Fadlan, mid shiilan.

Amharic

በደንብ የበሰለ፡፡

Somali

Mid aad loo bisleeyay.

Amharic

ለስለስ ያለ፡፡

Somali

Mid aan aad u bislayn.

Amharic

ጥብሱ እንዴት ይሁንልዎት?

Somali

Hilib saafan oo noocee ah ayaad rabtaa?

Amharic

እባክህ/ሽ፣ በደንብ የበሰለ፡፡

Somali

Fadlan, mid aad u bislaaday.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ ለብ ለብ፡፡

Somali

Fadlan, dhexdhexaad ha noqdo.

Amharic

ምን ዓይነት ዳቦ ትፈልጋለህ/ጊያለሽ?

Somali

Roodhi noocee ayaad doonaysaa?

Amharic

ምን ምን አለ?

Somali

Maxaad haysaa?

Amharic

የፊኖ፣ የስንዴ፣ ያጃ፡፡

Somali

Wada qamadi caddaan ah iyo heed.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ የአጃ ዳቦ፡፡

Somali

Fadlan, roodhi heed ka samysan.

Amharic

ቅሬታ

Somali

Cabasho.

Amharic

አስተናጋጅ! ካዘዝኩ አንድ ሰዓት ሆነ እኮ፡፡

Somali

Mudalab! waxaan sugayay saacad inaan helo dalabkayga!

Amharic

ሥራ አስኪያጁን ማናገር እችላልሁ፣ እባክህ/ሽ?

Somali

Ma arki karaa maareeyaha fadlan?

Amharic

መክፈል

Somali

Bixin.

Amharic

አስተናጋጅ! እባክህ/ሽ፣ ሒሳብ አምጣልኝ/ጪልኝ፡፡

Somali

Mudalab! Fadlan, xisaabta ii keen.

Amharic

ምግቡ በጣም ይጣፍጥ ነበር፤ በጣም አመሰግናለሁ፡፡

Somali

Cuntadu aad bay u macaanayd. Aad baad u mahadsan tahay.