Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

264) Talking about Directions - Situation 1

Click to choose another topic
Amharic

ይቅርታ! / ይቅርታ ጌታዬ! /ይቅርታ እመቤቴ! / ይቅርታ ወይዘሪት!

Somali

Iga raali noqo!/ Iga raali noqo mudane/ marwo/ iga raali noqo marwo.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ ባንክ ቤቱ ወደ የት ነው?

Somali

Fadlan, ma ii sheegi kartaa sida aan ku heli karo bangiga?

Amharic

ሆቴሉን አለፍ ብሎ፣ ወደ ግራ በመታጠፍ ሦስትኛው ቅያስ ላይ

Somali

Markaad ka baxdo hoteelka, bidix u leexo, ka dibna dhaaf saddex sakadood.

Amharic

ከመጽሓፍ መደብሩ ወደ ግራ ታጠፍ/ፊ

Somali

Bidix uga leexo keydka/bakhaarka buugaagta.

Amharic

ሻይ ቤት እና ፖስታ ቤት ታገኛለህ/ሽ፡፡

Somali

Waxaad arki doontaa makhaayad iyo xafiiska boostada.

Amharic

ባንኩ ከፖስታ ቤቱ ቀጥሎ ነው፡፡

Somali

Bangigu wuxuu ku xigaa xafiiska boostada.

Amharic

በጣም አመሰግናለሁ፡፡

Somali

Aad baad u mahadsan tahay.

Amharic

ምንም አይደለም፡፡

Somali

Adaa mudan.