Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

265) Talking about Directions - Situation 2

Click to choose another topic
Amharic

እባክህ/ሽ፣ የሳይንስ ሙዚየሙ የት እንደሚገኝ ልትነግረኝ/ሪኝ ትችላለህ?/ያለሽ?

Somali

Ma ii sheegi kartaa halka uu ku yaallo madxafka saynisku fadlan?

Amharic

ከባንኩ እና ከገበያው መንገድ ጥግ ላይ ነው ፡፡

Somali

Wuxuu ku yaallaa geeska bangiga iyo waddada suuqa.

Amharic

እባክህ/ሽ፣ ከዚህ ወደዚያ እንዴት መሄድ እችላለሁ?

Somali

Sideen ku gaadhi karaa halkaas fadlan?

Amharic

በዚህ መንገድ ወደታች ውረድ/ጂ እና በትራፊክ መብራቱ በቀኝ በኩል ታጠፍ/ፊ፡፡

Somali

Hoos u qaad waddadan, ka dibna midig uga leexo laydhka-taraafigga/ishaarada .

Amharic

ሁለት ቅያሶች አልፈህ/ሽ ቸርችል ጎዳና ላይ በቀኝ ታጠፍ/ፊ፡፡

Somali

Dhaaf laba sakadood, markaana midig ugu leexo waddada Jaarjil.

Amharic

መደብሩን እና የአበባ መሸጫውን አልፈህ/ሽ የሳይንስ ሙዚየሙን ታገኛለህ/ሽ፡፡

Somali

Dhaaf bakhaarka waaxda iyo suuqa ubaxa, ka dib waad arki doontaa Madxafka Sayniska.

Amharic

በቀይ ጡብ ሸክላ የተሠራ ስለሆነ አይጠፋህም/ሽም፡፡

Somali

Waa dhisme wayn oo casaan xiga, ma garan waayaysid.

Amharic

ከእዚህ በጣም ይርቃል?

Somali

Miyay ka fog tahay halkan?

Amharic

አይርቅም፣ የአሥር ደቂቃ መንገድ ብቻ ነው፡፡

Somali

Maya, waxay jirtaa in loo socdo toban daqiiqo.

Amharic

በጣም አመሰግናለሁ፡፡

Somali

Aad baad u mahadsan tahay.

Amharic

ምንም አይደለም፡፡

Somali

Adaa mudan.