Amharic ከአሻጉሊት መሸጫ መደብሩ ጥግ ላይ አንድ ምግብ ቤት አለ፡፡ Somali Waxay ku taallaa maqaaxi cunto agagaarka geeska/cidhifka, waxayna ku xigtaa bakhaarka lagu iibiyo agabka caruurtu ku ciyaarto.
Amharic ፒያሳ መንገድ ላይ ከሱቁ ቀጥሎ ያለው ፋርማሲ ነው፡፡ Somali Waxaa jira mid ku xiga dukaanka oo haysta wadada piyaasa.
Amharic ከባንኩ ፊት ለፊት ያለው አደባባይ ይታይሃል/ሻል? Somali Bankiga kasoo horjeedkiisa miyaad ku aragtaa isgooyska?
Amharic የገበያውን መንገድ ከአደባባዩ ጀርባ ታገኘዋለህ/ዋለሽ፡፡ Somali Wadada suuqu waxay ka bilaabantaa xagga dambe ee isgooyska.
Amharic ከዚህ ወደ ከተማው መሃል እንዴት መሄድ እንዳለብኝ ማወቅ እፈልጋለሁ፡፡ Somali Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado sida aan halkan uga tagi karo badhtamaha magaalada.
Amharic ወደ መሃል ከተማ የሚሄደው አውቶቡስ ከሆቴሉ ፊት ለፊት ይቆማል፡፡ Somali Huteelkaa hortiisa ayuu istaagaa baska taga magaalada hoose.
Amharic ይቅርታ፣ ይህ አውቶቡስ ወደ መሃል ከተማ ይሄዳል? Somali Iga raali noqo, baskani ma yahay kii tagayay badhtamaha magaalda.
Amharic አይ፣ በተቃራኒው አቅጣጫ የሚሄድ አውቶቡስ ያስፈልግሀል/ሻል፡፡ Somali Maya, waxaad u baahantahay bas u socda/u baxaya jihada kale.
Amharic የአውቶቡስ ማቆሚያው ከመንገዱ በሌላኛው ጎን ነው፡፡ Somali Waddadan dhinaceeda kale weeye goobta uu istaago basku.