Amharic ደንበኛ፡- ሼከር እባላለሁ የሒሳብ ደብተር መክፈት ፈልጌ ነው፡፡ Somali Macmiil: Waxaan ahay Sekhar, waxaan jeclaan lahaa inan furto akoon/keyd-lacageed.
Amharic ገንዘብ ከፋይ፡- በተንቀሳቃሽ ሒሳብ ደብተር ነው? Somali Lacaghaye: Ma waxaad rabtaa isagoo jeeggu (buugga lacagta) la socdo?
Amharic ገንዘብ ከፋይ፡- አዎ፣ ባላአስር ወይስ ባለመቶ ይሁንልዎ? Somali Lacaghaye: Haa, ma waxaan kusiiyaa toban toban ama boqol boqol?