Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

268) Talking about Telephone Calls

Click to choose another topic
Amharic

ደህና ዋልሽ ሣራ፣ ምን ልርዳሽ?

Somali

Galab wanaagsan Sahra, maxaan kaa caawiyaa?

Amharic

የውስጥ መስመር 237፡፡

Somali

Fadlan: Xidhidhiye 237.

Amharic

ይቅርታ፣ ተይዟል፣ መስመር ላይ ይጠብቃሉ?

Somali

Waan ka xumahay, khadku waa mashquul, ma isugi kartaa?

Amharic

አዎ፣ እጠብቃለሁ፡፡

Somali

Haa, waan ku sugi karaa.

Amharic

እያገናኘሁሽ ነው፡፡

Somali

Waan kula xidhidhinayaa.

Amharic

ግብይት ክፍል፣ አቶ ማርቆስ ነኝ፡፡

Somali

Waxaa kula hadlaya mudane Markos,waaxda suuq-geynta.

Amharic

ዮሐንስን ሊያገናኙን ይችላሉ?

Somali

Fadlan, ma la hadli karaa Yohannes?

Amharic

ይቅርታ፣ አሁን ስብሰባ ላይ ናችወ፡፡

Somali

Waan ka xumahay, isagu hadda wuxuu ku jiraa shir.

Amharic

መቼ እንደሚመለስ ያውቃሉ?

Somali

Ma garan kartaa xilliga uu soo noqon doono?

Amharic

አራት ሰዓት አከባቢ ይመለሳል፡፡ መልዕክት መቀበል እችላለሁ?

Somali

Waxa uu soo noqon doonaa ilaa afarta. Ma u reebi kartaa farriin?

Amharic

አዎ፣ እባክዎን በስልክ ቁጥር 9170 250 65 ኤፍሬም ብለው ይደውሉልኝ ፡፡

Somali

Haa, fadlan u sheeg Efrem inuu soo waco 917025065.

Amharic

9170 250 65 ትክክል ነኝ?

Somali

9170 250 65, hagaag?

Amharic

ትክክል ነዎት፡፡

Somali

Waa sax.

Amharic

እሺ፣ መልዕክትዎን አደርሳለሁ፡፡

Somali

Haye, waan xaqiijin doonaa inuu helay farriintaada.