Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

270) Phrases about Feelings

Click to choose another topic
Amharic

ደስታ፣ መደሰት

Somali

Farxad, faraxsanaanta

Amharic

ይህም ድንቅ ነው! / ያም ድንቅ ነው!

Somali

Hawraarsan/ Way wanaagsan tahay!

Amharic

ይህም አስደናቂ ነው! / ያም አስደናቂ ነው!

Somali

Cajiib! Taasi waa cajiib!

Amharic

ድንቅ! ቆንጆ! አስደናቂ! ግሩም! በጣም አስደናቂ!

Somali

Hawraarsan! Qurux badanaa! Cajiibsanaa! Heer sare! Baxsanaa!

Amharic

ድንቅ ቀን ነው!

Somali

Waa maaalin cajiib ah!

Amharic

እኔ በጣም ደስተኛ ነኝ!

Somali

Anigu aad baan u faraxsanahay!

Amharic

እኔ ወድጄዋለሁ!

Somali

Anigu waan ka helay!

Amharic

ኦህ, ምን ዓይነት አስደናቂ ስጦታ ነው!

Somali

Alla! Waa hadiyad cajiib ah!

Amharic

ራሱ ይሄን ነው የፈለኩት!

Somali

Aniguna sidaas un baan rabay!

Amharic

ልክ እንደዚህ!

Somali

Waa sidaasi uun!

Amharic

አስጠላ!

Somali

Karaahiyo!

Amharic

ይህ አስደንጋጭ! ይህ አሰፈሪ!

Somali

Naxdin leh! /Fool xun!

Amharic

አስደንጋጭ! አሰፈሪ! አስቃቂ!

Somali

Naxdin leh! /Fool xun! Argagax leh!

Amharic

ምን ዓይነት አስቀያሚ ነው!

Somali

Alla karaaho badanaa!

Amharic

እጠላዋለሁ!

Somali

Anigu waan necbahay!

Amharic

መታገስ አልችልም!

Somali

Anigu uma dulqaadan karo!

Amharic

በሕይወቴ መጥፎ ጉዞ (ምግብ፣ቀን) ነበር!

Somali

Waxay ahayd socdaalkii ugu xumaa (cunto, maalin, iwm) noloshayda oo dhan!

Amharic

አይገደኝም

Somali

Saamayn ma laha.

Amharic

ለእኔ ምንም ለውጥ የለውም፡፡

Somali

Saamayn iguma keenayso.

Amharic

ምንም ማለት አይደለም፡፡

Somali

Dhib ma laha.

Amharic

ለእኔ ሁሉም ተመሳሳይ ነው፡፡

Somali

Aniga waa isugu kay mid.

Amharic

ግድ የለኝም፡፡

Somali

Aniga waxba igama galin.

Amharic

የራስህ ጉዳይ፡፡

Somali

Sidaad doonto/yeelkadaa.

Amharic

ይሁንታ፣ ሙገሳ፣ አድናቆት

Somali

Ansixin, ammaan, bogaadin.

Amharic

ጥሩ ሥራ ሠርተሀል/ሻል!

Somali

Shaqo fiican baad qabatay!

Amharic

ግሩም ነው! / አስደናቂ ነው!

Somali

Hawraarsan! Waa wax cajiib ah!

Amharic

ግሩም ነው! ኮርቼብሀለሁ/ሻለሁ፡፡

Somali

Hawraarsan! Aad baan kuugu hanwaynahay.

Amharic

ጎበዝ!

Somali

Shaqo wacan!

Amharic

አሳካኸው/ሽው!

Somali

Waad asiibtay!

Amharic

ይሄ ነው የኔ ልጅ ነው! ይቺ ናት የኔ ልጅ!

Somali

Kaasi waa wiilkayga! Taasi waa gabdhayda!

Amharic

ቅሬታ፣ ይሁንታ አለማግኘት

Somali

Cabashada, Diidmada/Burinta.

Amharic

ሳልፈቅድ መጽሐፎቼን ባትወስድ/ጂ ደስ ይለኛል!

Somali

Waxaan filayaa in aadan qaadanayn buugtayda fasax la'aan.

Amharic

እዚህ ክፍል እንዳታጨስ/ሺ የነገርኩህ/ሽ መስሎኝ ነበር፡፡

Somali

Waxaan u malaynayaa inaan kuu sheegay inaadan sigaar ku dhex cabbin qolkan.

Amharic

በዘጠኝ ሰዓት እዚህ ትሆናለህ/ኛለሽ ብዬ አስቤ ነበር፡፡

Somali

Waxaan u malaynayaa inaan ku sheegay inaad halkan timaad sagaalka saac.

Amharic

ስትወጣ/ጪ መብራት እንድታጠፋ/ፊ ስንት ጊዜ መንገር አለብኝ?

Somali

Immisa jeer ayaan kuu sheegaa inaad damiso layidhka intaanad tagin ka hor?

Amharic

እንዴ! እንዴት እንደዚህ ታደርጋለህ/ጊያለሽ?

Somali

Alla, sideed u awoodday?

Amharic

በራስህ/ሽ ልታፍር/ሪ ይገባሀል/ሻል፡፡

Somali

Waa inaad isku xishooto/isla yaabto.

Amharic

አፈርኩብህ/ሽ!

Somali

Isla yaab!/Isku xishoo!

Amharic

ሰው ሲያበሳጭህ

Somali

Markuu qof kaa xanaajiyo

Amharic

ተወኝ!

Somali

Iska kay daa!

Amharic

ተወኝ፣ የራስህን/ሺን ሥራ አትሠራም/ሪም?

Somali

Dantaada raac, ma raaci?

Amharic

አትጨቅጭቀኝ!

Somali

Iska kay daa (Ha i dhibin)

Amharic

ክፊቴ ጥፋ!

Somali

Na dhaaf!

Amharic

ቁጣ ( ንዴት)

Somali

Cadho (xanaaq).

Amharic

ለምን ብዬ እሠራለሁ?

Somali

Maxaan sidan u samaynayaa?

Amharic

ማን ስለሆንክ/ሽ ነው?

Somali

Ayaad ismooday?

Amharic

እንዴት ብትደፍር/ሪ ነው!

Somali

Alla dhiirranidaa!

Amharic

ስለፈጣሪ ብዬ ነው!

Somali

Alle dartii!

Amharic

ወይ አምላኬ! እኔ አላምንም!

Somali

Alla Rabbiyoow! Wacananaa!

Amharic

ኦ! ፈጣሪዬ! ኦ! አምላኬ!

Somali

Alla Rabbiyoow!

Amharic

እንዳይናደድ መምከር

Somali

Waydiinta inaan la cadhoon

Amharic

አትበሳጭ/ጪ፡፡

Somali

Ha cadhoon!/Ha iswareerin!

Amharic

ተረጋጋ/ጊ፡፡

Somali

Isdeji.

Amharic

ቀለል አድርገው/ጊው፡፡

Somali

Ha dhibsan.

Amharic

አትናደድ/ጂ፡፡

Somali

Ha iswaalin!

Amharic

እንዳይጨነቅ መምከር

Somali

Waydiinta inaan la walwalin

Amharic

ስለጉዳዩ አትጨነቅ/ቂ፡፡

Somali

Ha ka walwalin.

Amharic

አትጨነቅ/ቂ፡፡ ሁሉም ነገር ይስተካከላል::

Somali

Ha walwalin. Wax walba way hagaagi doonaan.

Amharic

ዘና በል/ዪ፡፡

Somali

Nafis.

Amharic

ቅሬታ፣ በሕይወት መማረር

Somali

Niyad-jabka, cabashada nolasha

Amharic

በጣም ቅሬታ ተሰምቶኛል፡፡

Somali

Anigu aad baan u niyad jabsanahay.

Amharic

ዕድሌ ነው፡፡

Somali

Waa nasiibkayga.

Amharic

ምን ዓይነት ቀን ነው! ምን ዓይነት ኑሮ ነው!

Somali

Maalintu daranaa! Noloshu adagaa!

Amharic

ኑሮ ከባድ ነው፡፡ ዓለም ታዳላለች፡፡

Somali

Nolashu adagaa. Noloshu dhib badanaa.

Amharic

ህይወት እንዲህ ነው፡፡ ምን ማድረግ ትችላለህ/ያለሽ?

Somali

Nolashaa sidaa ah. Maxaad samayn kartaa?

Amharic

ያው እንግዲህ፡፡ እንደዛ ነው የሚሆነው፡፡

Somali

Hagaag. Sidaasay wax u socdaan.

Amharic

ርህራሄ

Somali

Samirsiinta

Amharic

አባትህ/ሽ በማረፋቸው አዝኛለው፡፡

Somali

Waan ka xumahay inaan maqlo geerida aabbahaa.

Amharic

እንዴት እንዳዘንክ/ሽ አውቃለሁ፡፡

Somali

Waan garanayaa waxaad dareemayso.

Amharic

ፈጣሪ ይርዳህ/ሽ፡፡

Somali

Alle ha kuu gargaaro.

Amharic

ወይኔ ወዳጄ!

Somali

Alla, qaali!

Amharic

ነፍሱ በሰላም ትርፍ!

Somali

Alle ha u naxariisto.

Amharic

ማበረታታት

Somali

Dhiirigalinta

Amharic

ተጫዎት!

Somali

Samir!

Amharic

ሁሉም ነገር መልካም ይሆናል!

Somali

Wax walba wuu hagaagi doonaa.

Amharic

የአለም መጨረሻ አይደለም!

Somali

Aduunyadu maanta uuan ma aha!

Amharic

ተስፋ አትቁረጥ/ጪ!

Somali

Ha quusan! Ha rajo dhigin.

Amharic

አትጨነቅ፡፡ ደህና ትሆናለህ፡፡

Somali

Ha walwalin! waad kheyri doontaa.

Amharic

መገረም

Somali

Kadiska (ka yaabin)

Amharic

እውነት?

Somali

Alla, xaqiiqdii?

Amharic

እንደዛ ነው እንዴ?

Somali

Ma sidaasaa?

Amharic

አስገራሚ ነው!

Somali

Waa wax layaab leh (cajiib ah)!

Amharic

የማይታመን ነው!

Somali

Waa waxaan la rumaysan karin!

Amharic

በጣም ተገርሚያለሁ፡፡

Somali

Anigu runtii waan yaabbanahay.

Amharic

እየቀለድክ/ሽ አይደለም? ከምርህ/ሽ ነው?

Somali

Ma kaftamaysid miyaa? Ma kaa dhabbaa?

Amharic

እየቀለድክ/ሽ መሆን አለበት! እያፌዝክ ነው!

Somali

Waad kaftamaysaa! Waad ciyaaaraysaa!

Amharic

ይሄን እኔ አላምንም፡፡

Somali

Ma rumaysan karo.

Amharic

እውነት ሊሆን አይችልም!

Somali

Run ma noqon karto.

Amharic

ጥርጣሬ

Somali

Shakiga, hubaal la'aanta

Amharic

እርግጠኛ አይደለሁም፡፡

Somali

Anigu aad uma hubo.

Amharic

ምን አልባት፣ ግን እርግጠኛ አይደለሁም፡፡

Somali

Laga yaabaa, laakiin ma hubo.

Amharic

እርግጠኛ አይደለሁም፡፡

Somali

Anigu ma hubo.

Amharic

ይሁን፣ ግን እስካሁን አላውቅም፡፡

Somali

Hagaag, anigu ilaa hadda ma garanayo.

Amharic

የተደበላለቀ ስሜት አለኝ፡፡

Somali

Anigu waan ku wareeray.

Amharic

እጠራጠራለሁ፡፡

Somali

Waan ka shakisanahay.

Amharic

አካላዊ ህመም

Somali

Jidhka xanuunka

Amharic

ያማል!

Somali

Waa arrin xanuun leh!

Amharic

ወይኔ! ጣቴን አቃጠልኩት!

Somali

Alla! farahaan ka gubtay!

Amharic

ግራ እግሬን ያመኛል፡፡

Somali

Lugta bidix ayaa i xanuunaysa.

Amharic

ከባድ ራስ ምታት ይዞኛል፡፡

Somali

Madax xanuun daranbaa i haya.

Amharic

ደረቴን እያመመኝ ነው፡፡

Somali

Aniga laabtaa i xanuunaysa.