Amharic ቀለበትህ/ሽ ያምራል፡፡ ንፁህ አልማዝ ነው? Somali Fargashigaagu wuu quruxbadanyahay. Dheeman saafi ah mayahay?
Amharic ወደ ቤተክርሲቲያን/መስጂድ ምን ያህል ጊዜ ትሄዳለህ/ጂያለሽ? Somali Masaajidka/kaniisadda adigu intee jeer ayaad aaddaa/tagtaa?
Amharic የግል ጥያቄ ለመጠየቅ ማስፈቀድ Somali Inaad su'aalo shaqsi ahaaneed ii waydiiso waa inaad iga fasax qaadataa.
Amharic የግል ጥያቄ ብጠይቅህ ቅር ይልሃል/ሻል? Somali Su'aalo shaqsi ahaaneed in aan ku waydiiyo maxaad ka qabtaa?