Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

272) Talking about travelling

Click to choose another topic
Amharic

እባክህን/ሽ፣ ወደ ቶክዮ የበረራ ትኬት መቁረጥ እፈልጋለሁ፡፡

Somali

Fadlan, waxaan rabaa inaan boos ka qabsado duulimaadkaTokyo.

Amharic

በየትኛው አየር መንገድ መቁረጥ ትፈልጋለህ/ጊያለሽ?

Somali

Diyaaraddee baad rabtay in aad raacdo?

Amharic

ቅናሹ የትኛው ነው?

Somali

Keeba ugu jaban/raqiisan?

Amharic

መቼ መብረር ትፈልጋለህ/ጊያለሽ?

Somali

Goormaad rabtaa inaad safarto?

Amharic

በሚቀጥለው ሳምንት፡፡

Somali

Todobaadka soo socda..

Amharic

ደርሶ መልስ ትኬት ትፈልጋለህ/ጊያለሽ?

Somali

Tigidhka soo laabashadana ma u baahan tahay?

Amharic

በረራው ምን ያህል ሰዓት ይወስዳል?

Somali

Duulimaadku muddo intee la'eg ayuu qaadanayaa?

Amharic

11 ሰዓት ይፈጃል፡፡

Somali

11 saacadood ayuu qaadanayaa.

Amharic

በዚህ ብሄድ ይሻላል፡፡

Somali

Kani inaan raaco ayaa iiroon.

Amharic

ስንት ትኬት ትፈልጋልህ/ጊያለሽ?

Somali

Imisa kursi ayaad rabtaa?

Amharic

ለአትክልት ተመጋቢ የሚሆን ምግብ ማግኘት እችላለሁ?

Somali

Ma heli karra cuntada khudaarta ah?

Amharic

ይችላሉ፡፡

Somali

Waad heli karata.

Amharic

በትኬት ማረጋገጫ ቦታ

Somali

Meesha baadhitaanka.

Amharic

ደህና አደርክ/ሽ:: ትኬትህ/ሽን ሊያሳዩኝ ይችላሉ?

Somali

Subax wanaagsan, tigidhkaaga ma i tusi kartaa fadlan?

Amharic

ይኸው፡፡ ይህን ሻንጣ በእጄ መያዝ እችላለሁ?

Somali

Haa, anigu shandadan ma haysan karaa?

Amharic

አዎ፣ ይችላሉ፡፡

Somali

Haa, taasi way wanaagsanaan lahayd.

Amharic

ማጨስ በሚፈቀድበት መተላለፊያ በኩል ወንበር ማግኘት እችላለሁ?

Somali

Kursiga looga gudbo qaybta sigaarka lagu cabbo ma adeegsan karaa?

Amharic

አዝናለሁ ወዳጄ፣ ይህ ማጨስ የማይፈቀድበት በረራ ነው::

Somali

Waan ka xumahay saaxiib duulimaadkan looma ogola sigaar.

Amharic

የመተላለፊያ ወንበር ግን መያዝ ትችላለህ/ያለሽ፡፡

Somali

Laakin kursiga lagu gudbo waad adeegsan kartaa.

Amharic

አመሰግናለሁ፡፡

Somali

Mahadsanid.

Amharic

ፓስፖርት በሚታይብተ ቦታ

Somali

Qaybta baasaboorka la isku waydiiyo.

Amharic

ፖስፖርትህን/ሽን ማየት እችላለሁ?

Somali

Ma fiirin karaa basaboorkaaga?

Amharic

ይኸው እንካ፡፡

Somali

Waakane hoo.

Amharic

የጉብኝትህ አላማ ምንድን ነው?

Somali

Waa maxay ujeedadada booqashadu?

Amharic

ለንግድ ሥራ ነው፡፡

Somali

Waa ganacsi.

Amharic

ምን ያህል ጊዜ ትቆያለህ?

Somali

Mudo intee le'eg baad joogi doontaa?

Amharic

አስራ አምስት ቀን፡፡

Somali

Toban iyo shan maalmood.

Amharic

በጣም አመሰግናለሁ፡፡ መልካም ቆይታ፡፡

Somali

Aad baad u mahadsan tahay. Booqasho wacan.

Amharic

ጉምሩክ ላይ

Somali

Kastamka

Amharic

ማስመዝገብ የሚፈልጉት ነገር አለ?

Somali

Mudane! ma rabtaa in wax laguu cadeeyo.

Amharic

ትንሽ ወይን ጠጅ እና ሲጋራ

Somali

Wax yar oo khamri ah iyo sigaar.

Amharic

ምን ያህል ወይን ጠጅ አለህ?

Somali

khamri inte le'eg baad wadataa?

Amharic

አራት ጠርሙስ

Somali

Afar dhalo.

Amharic

መልካም፣ ስንት ሲጋራ አለህ?

Somali

Taasi way wanaagsan tahay. immisa sigaar ah ayaad rabtaa?

Amharic

አስር ፓኮ ነው፡፡

Somali

10 baakeed.