Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
ያ ምንድን ነው?
Waa maxay kaasi/taasi?
ያ እርሳስ ነው፡፡
Kaasi waa qalin-qori.
ይህ ምንድን ነው?
Waa maxay kani/tani ?
ይህ እርሳስ ነው፡፡
Kani waa qalin-qori ?
እነዚህ ምንድን ናቸው?
Waa maxay kuwani?
እነዚህ ወረቀቶች ናቸው፡፡
Kuwani waa warqado.
አንተ ምን ትፈልጋለህ?
Maxaad rabtaa/ doonaysaa?
እኔ የምፈልገው ሻይ ነው፡፡
Anigu waxaan rabaa/ doonaa koob shaah ah.
እሱ ምን ይወዳል?
Muxuu jecel yahay isagu?
እሱ ቡና ይወዳል፡፡
Isagu bunka ayuu jecel yahay.
ስምህ ማን ነው?
Magacaa?
የኔ ስም አበበ ነው፡፡
Magacaygu waa Cabdi.
የአንተ ቦርሳ የትኛው ነው?
Waa tee boorsadaadu?
ቀዩ ቦርሳ የእኔ ነው::
Boorsadayduu waa midda cas.
የእሱ እርሳስ የትኛው ነው?
Waa kee qalin-qorigiisu?
ረጅሙ ነው::
Waa midka dheer.
መቼ ትመጣለህ?
Goormaad imanaysaa adigu?
ዛሬ እመጣለሁ::
Maanta ayaan imanayaa.
እሱ መቼ ይሄዳል ?
Goormuu tagayaa isagu?
እሱ ዛሬ ከሰዓት ይሄዳል::
Isagu maanta gallinka danbe ayuu tagayaa.
እርሳስህ የት ነው?
Aaway qalin-qorigaagu?
የእኔ እርሳስ እዚህ ነው::
Qalin-qorigaygu waa kan.
እሱ የት ነው የሚኖረው?
Xagguu ku nool yahay isagu?
ከቤተሰቦቹ ጋር ነው የሚኖረው::
Isagu wuxuu la nool yahay qoyskiisa.
ይህ ሰው ማነው ?
Waa kuma ninkani?
ይህ አቶ ሃብቴ ነው::
Isagu waa mudane Habte.
እሱ ማን ነው ?
Waa kuma isagu?
እሱ የኛ አስተማሪ ነው::
Isagu waa barehayaga.
ማንን ታገኛለህ?
Kumaad/tumaad la kulmaysaa?
ማንን ያውቃል?
Kumuu/tumuu garanayaa isagu?
ማንን ትወዳለህ?
Kumaad/tumaad jeceshahay?
ይህ የማን እርሳስ ነው?
Ayaa leh qalin-qorigan?
እነዚያ የማን መጽሐፎች/መጻሕፍት ናቸው?
Ayaa leh buuggaagtaas?
እዚህ ለምን መጣህ?
Maxaad u timid halkan?
እሱ ለምን አረፈደ?
Muxuu u daahay isagu?
ኑሮ እንዴት ነው?
Waa sidee noloshu?
እድሜህ ስንት ነው?
Immisa jir baad tahay adigu?
እሱ ምን ያህል ገንዘብ አለው?
Lacag intee dhan buu haystaa isagu?
እሱ ስንት ወንድሞች አሉት?
Immisa walaal ayuu leeyahay isagu?