Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
አነበብክ?
Miyaad akhriday adigu?
አዎ፣ አነበብኩ፡፡
Haa, annigu waan akhriyay.
ምን አነበብክ?
Maxaad akhriday adigu?
ጋዜጣ አነበብኩ፡፡
Anigu waxaan akhriyey wargeys.
የትኛውን ጋዜጣ አነበብክ?
Wargeyskeed akhriday adigu?
አዲስ ዘመን ጋዜጣ አነበብኩ፡፡
Anigu waxaan akhriyey wargeyska Addis Zeman.
መቼ ጋዜጣ አነበብክ?
Goormaad adigu akhriday wargeyska ?
ትናንት ጋዜጣ አነበብኩ፡፡
Anigu waxaan akhriyey wargeyska shalay.
ጋዜጣ የት አነበብክ?
Xaggeed adigu ku akhriday wargeyska?
ጋዜጣ እቤቴ አነበብኩ፡፡
Anigu waxaan wargeyska ku akhriyey gurigayga.
ለምን ጋዜጣ አነበብክ?
Adigu maxaad u akhriday wargeyska?
ለመረጃ ጋዜጣ አነበብኩ፡፡
Anigu waxaan u akhriyay wargeyska xog helid.
ከማን ጋር ጋዜጣ አነበብክ?
Ayaad adigu la akhriday wargeyska?
ከጓደኞቼ ጋር ጋዜጣ አነበብኩ፡፡
Anigu waxaan la khriyay wargeyska saaxiibaday.
እንዴት ጋዜጣ አነበብክ?
Sidee baad adigu u khriday wargeyska?
ጋዜጣ በዝግታ አነበብኩ፡፡
Anigu waxaan u akhriyey wargeyska si deggan.