Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

22) Reflexive Pronouns - Example

Click to choose another topic
English

I myself make tea.

Somali

Aniga naftayda / qudhayda ayaa shaaha kariya.

English

We ourselves make tea.

Somali

Innaga nafteenna / qudheenna ayaa shaaha karinna.

English

You (m) yourself (m) make tea.

Somali

Adiga naftaada / qudhaada ayaa shaaha kariya.

English

You (f) yourself (f) make tea.

Somali

Adiga naftaada / qudhaada ayaa shaaha kariya.

English

She herself makes tea.

Somali

Iyada nafteeda / qudheeda ayaa shaaha karisa.

English

You (pl) yourself (pl) make tea.

Somali

Idinka naftiinna / qudhiinna ayaa shaaha kariya.

English

He himself makes tea.

Somali

Isaga naftiisa / qudhiisa ayaa shaaha kariya.

English

They themselves make tea

Somali

Iyaga naftooda / qudhooda ayaa shaaha kariya.