Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

253) Talking about House

Click to choose another topic
English

Where do you live?

Somali

Xaggeed ku nooshahay?

English

I live in piassa/piazza.

Somali

Anigu waxaan ku noolahay Piazza.

English

How big is your house?

Somali

Intee ayuu la'egyahay gurigaagu?

English

It is medium.

Somali

Waa dhexdhexaad.

English

How many rooms does it have?

Somali

Immisa qol ayuu ka kooban yahay?

English

It has 4 rooms.

Somali

Wuxuu ka koobanyahay 4 qol.

English

What are they?

Somali

Maxay kala yihiin?

English

They are living room, bed room, kitchen and bath room.

Somali

Waxay kala yihiin qolka fadhiga, qolka jiifka, madbakha/jikada iyo qolka maydhiga.

English

Do you have a sofa?

Somali

Miyaad leedahay kuraasta fadhiga?

English

Yes, I have a sofa.

Somali

Haa, waan leeyahay.

English

Do you have a television?

Somali

Miyaad leedahay muuq-baahiye?

English

Yes, I have a television.

Somali

Haa, waan leeyahay muuq-baahiye.

English

What do you have in your salon?

Somali

Maxaa kuu yaalla qolka fadhiga?

English

I have television, music player and fridge etc...

Somali

Waxaa ii yaalla muuq-baahiye, sameecad (rikoodh), iyo qaboojiye, iwm.

English

What do you have in your bed room?

Somali

Maxaa kuu yaalla qolkaaga jiifka?

English

I have a bed and dressing table.

Somali

Waxaa ii yaalla sariir iyo kabadh.

English

What do you have in your kitchen?

Somali

Maxaa kuu yaalla madbakhaaga/jikadaada?

English

I have stove and a lot of vessels.

Somali

Waxaa ii yaalla shoolad iyo weel (maacuun) badan.

English

Do you have geyser in your bath room?

Somali

Miyuu leeyahay aaladda (agabka) biyaha diirisa qolkaaga maydhashadu ?

English

Yes, I have.

Somali

Haa, waan leeyahay.

English

Do you have a garden?

Somali

Miyaad leedahay beerta nasashada?

English

No, I do not have garden.

Somali

Maya, ma lihi beerta nasashada.

English

Are you a tenant?

Somali

Ma kiroole ayaad tahay?

English

Yes, I am a tenant.

Somali

Haa, kiroole ayaan ahay.

English

How much is the rent?

Somali

Waa immisa kiradu?

English

It is Birr 2000.

Somali

Waa 2000 Birr.

English

Do you like your house?

Somali

Ma jeceshahay gurigaaga?

English

Yes, I like it.

Somali

Haa, waan jeclahay isaga.