English Customer: Yes, I'm looking for a pair of trousers. Somali Macmiil: Haa, waxaan rabaa surwaal.
English Shopkeeper: You're 34" waist. How about these? Somali Dukaanle: Cabbirka dhexdaadu waa 34" ee kan ka warran?
English Customer: They're a little long. Do you have anything shorter? Somali Macmiil: Wuu yara dheer yahay. Ma haysaa mid ka yara gaaban?