Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

258) Talking about Shopping - Buying Electrical Goods

Click to choose another topic
English

Shopkeeper: Good morning, can I help you?

Somali

Dukaanle: Subax wanaagsan, ma ku caawin karaa?

English

Customer: I hope so. I'm looking for a television.

Somali

Macmiil: Haa, waxaan rabaa muuq-baahiye.

English

Shopkeeper: The Toshiba TV5 is on special offer this week.

Somali

Dukaanle: Toshiiba TV5 ayaa socda toddobaadkan.

English

Customer: How much is it?

Somali

Macmiil: Waa immisa?

English

Shopkeeper: Only $299.95.

Somali

Dukaanle: Waa 299.95 Dollar oo kaliya.

English

Customer: It's a little expensive. Do you have a cheaper one?

Somali

Macmiil: Waa yara qaali. Ma haysaa mid ka raqiisan?

English

Shopkeeper: Yes. This one's only $150.

Somali

Dukaanle: Haa. Midkani waa 150 Dollar oo kaliya.

English

Customer: What make is it?

Somali

Macmiil: Ayaa sameeyay?

English

Shopkeeper: It's a Panasonic.

Somali

Dukaanle: Waxaa sameeyay Panasonic.

English

Customer: I like it, but it's still a little too expensive. Is there any chance of a discount?

Somali

Macmiil: Waan jeclahay, laakiin wali waa yara qaali. Ma jirtaa wax qiimo dhimis ah?

English

Shopkeeper: Hmmmmm, OK, we can do it for $140.

Somali

Dukaanle: Hagaag, waxaan kaa siinayaa 140 Dollar.

English

Customer: Great, I'll take it. Do you accept credit cards?

Somali

Macmiil: Waa hagaag. Waan qaadanayaa ee ma isticmaashaa kaar bangi.

English

Shopkeeper: Yes we do.

Somali

Dukaanle: Haa, waan isticmaalaa.