English Customer: I would like to buy a cell phone. Somali Macmiil: Waxaan rabaa in aan iibsado telefoon.
English Shopkeeper: Is there a certain brand you are looking for? Somali Dukaanle: Telefoon noocee ah ayaad rabtaa?
English Customer: I would like to see Sony Ericsson phones. Somali Dukaanle: Waxaan rabaa inaan arko Sony Ericson.
English Customer: Could I see the black and red one? Somali Dukaanle: Ma arki karaa midka madaw iyo midka cas?
English Shopkeeper: It was 150 dollars but it is on sale for 100 dollars. Somali Dukaanle: Wuxuu ahaa 150 Dollar laakiin 100 Dollar waa lagaa siin.
English Customer: Oh! That’s a good deal. I will take it. Somali Dukaanle: Alla! Taasi waa arrin fiican. Waan qaadanayaa.