English I have to go to the supermarket to buy some food. Somali Waa in aan tago daaska(suuq wayn) si aan u soo iibsado cunto.
English Where is the nearest supermarket please? Somali Waa halkee daaska (suuq wayn) ugu dhaw fadlan?
English I'd like a loaf of white bread, please. Somali Fadlan, waxaan rabaa hal xabbo oo rooti (furunka) cad ah.
English Excuse me, where can I find dairy products? Somali Xaggeen ka heli karaa wax-soosaarka caanaha adigoo raalli ah?
English A carton of milk / orange juice, please. Somali Fadlan, isii kaartoon caano ah/sharaab liin ah.
English A six-pack of soap and a twelve-pack of mineral water, please. Somali Fadlan, keen lix xabbo oo saabbuun ah iyo darsin biyo ah.
English A bottle of red wine, please. Somali Fadlan, keen hal dhalo oo khamrida (waynta) canabida ah.
English It's sixty-four dollars and thirty cents. Somali Waa lixdan iyo afar Dollar iyo soddon senti.