English Customer: I would like to have a room for two days. Somali Macmiil: Anigu waxaan rabaa qol aan deganaado laba maalmood.
English Customer: How much does single room cost? Somali Macmiil: Waa immisa qiimaha qolka halka sariirta leh?
English Customer: How much does double room cost? Somali Macmiil: Waa immisa qiimaha qolka labbada sariirood?
English Receptionist: Yes, it is with attached bath. Somali Soo dhaweeye: Haa, wuu leeyahay maydhi/qubays.
English Customer: Can I get other countries food? Somali Macmiil: Ma heli karaa cuntooyinka waddamada kale?
English Customer: I would like to check out. How much do I have to pay? Somali Macmiil: Immisaan bixiyaa? waxaan rabaa in aan baxo.
English Receptionist: You can, you have to pay Birr 300. Somali Soo dhaweeye: Waad kartaa, waxaad bixisaa 300 oo Birr.