English Is there a restaurant near here, please? Somali Fadalan, maqaaxi cunto meelahan ma ka dhaw dahay.
English There is a restaurant around the corner, next to the toy store. Somali Waxay ku taallaa maqaaxi cunto agagaarka geeska/cidhifka, waxayna ku xigtaa bakhaarka lagu iibiyo agabka caruurtu ku ciyaarto.
English Excuse me, where is the nearest pharmacy? Somali Iga raali ahow, waa halkee tukaanka daawada ee iigu dhaw?
English There is one next to the grocery store on Piyaasa road. Somali Waxaa jira mid ku xiga dukaanka oo haysta wadada piyaasa.
English Do you see the square opposite the bank? Somali Bankiga kasoo horjeedkiisa miyaad ku aragtaa isgooyska?
English Market road starts behind the square. Somali Wadada suuqu waxay ka bilaabantaa xagga dambe ee isgooyska.
English How long will it take to get there? Somali Intee in la'eg ayay qaadanysaa inaan ku gaadhno halkaa.
English I'd like to know how to go to the center of the city from here. Somali Waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado sida aan halkan uga tagi karo badhtamaha magaalada.
English The downtown bus stops in front of the hotel over there. Somali Huteelkaa hortiisa ayuu istaagaa baska taga magaalada hoose.
English Excuse me, does this bus go to the center of the city? Somali Iga raali noqo, baskani ma yahay kii tagayay badhtamaha magaalda.
English No, you need the bus going in the opposite direction. Somali Maya, waxaad u baahantahay bas u socda/u baxaya jihada kale.
English The bus stop is on the other side of the street. Somali Waddadan dhinaceeda kale weeye goobta uu istaago basku.