Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

267) Talking about Bank

Click to choose another topic
English

Customer: Could I meet with the manager, please?

Somali

Macmiil: Ma la kulmi karaa maareeyaha fadlan?

English

Teller: What is it about?

Somali

Lacaghaye: Maxaad uga baahnayd?

English

Customer: I am Sekhar. I would like to open an account.

Somali

Macmiil: Waxaan ahay Sekhar, waxaan jeclaan lahaa inan furto akoon/keyd-lacageed.

English

Teller: Is it with a cheque book?

Somali

Lacaghaye: Ma waxaad rabtaa isagoo jeeggu (buugga lacagta) la socdo?

English

Customer: Could I have a form please?

Somali

Macmiil: Ma heli karaa foomka fadlan?

English

Teller: Please, take it.

Somali

Fadlan, qaado.

English

Customer: Where should I sign?

Somali

Macmiil: Halkee ayaan saxiixaa?

English

Teller: Sign here, please.

Somali

Lacaghaye: Fadlan, saxiix halkan.

English

Customer: I would like to deposit money.

Somali

Macmiil: Waxaan rabaa inaan dhigto lacag.

English

Teller: Yes, you can.

Somali

Lacaghaye: Haa, waad kartaa.

English

Customer: I would like to with draw money.

Somali

Macmiil: Waxaan rabaa inaan la baxo lacag.

English

Teller: How much do you want to withdraw?

Somali

Lacaghaye: Immisaad rabtaa in aad la baxdo.

English

Customer: I want to withdraw Birr 3000.

Somali

Macmiil: Waxaan rabaa inaan la baxo 3000 oo Birr.

English

Teller: Please, fill withdrawal form.

Somali

Lacaghaye: Fadlan, buuxi foomka la bixidda.

English

Customer: Have you called the token no.10?

Somali

Macmiil: Miyaad la xidhiidhay rugta lambar.10?

English

Teller: Yes, Could I give you tens or hundreds?

Somali

Lacaghaye: Haa, ma waxaan kusiiyaa toban toban ama boqol boqol?

English

Customer: Please give me hundreds.

Somali

Macmiil: Fadlan isii boqol-boqolka.

English

Teller: Please take Birr 3000.

Somali

Lacaghaye: Fadlan, qaado 3000 oo Birr.

English

Customer: Thank you.

Somali

Macmiil: Mahadsanid.

English

Teller: It’s ok.

Somali

Lacaghaye: Waa hagaag.