English I'm sorry, the line is busy, will you hold? Somali Waan ka xumahay, khadku waa mashquul, ma isugi kartaa?
English I'm sorry; he's in the meeting at the moment. Somali Waan ka xumahay, isagu hadda wuxuu ku jiraa shir.
English He will be back around four. Can I take a message? Somali Waxa uu soo noqon doonaa ilaa afarta. Ma u reebi kartaa farriin?
English Yes, please ask him to call Eframe on 9170 250 65. Somali Haa, fadlan u sheeg Efrem inuu soo waco 917025065.
English OK, I'll see he gets your message. Somali Haye, waan xaqiijin doonaa inuu helay farriintaada.