English Great! Beautiful! Wonderful! Excellent! Terrific! Somali Hawraarsan! Qurux badanaa! Cajiibsanaa! Heer sare! Baxsanaa!
English It was the worst trip (food, day, etc.) in my whole life! Somali Waxay ahayd socdaalkii ugu xumaa (cunto, maalin, iwm) noloshayda oo dhan!
English I wish you wouldn't take my books without permission. Somali Waxaan filayaa in aadan qaadanayn buugtayda fasax la'aan.
English I thought I told you not to smoke in this room. Somali Waxaan u malaynayaa inaan kuu sheegay inaadan sigaar ku dhex cabbin qolkan.
English I thought I asked you to be here by nine o'clock. Somali Waxaan u malaynayaa inaan ku sheegay inaad halkan timaad sagaalka saac.
English How many times do I have to tell you to turn off the light when you leave? Somali Immisa jeer ayaan kuu sheegaa inaad damiso layidhka intaanad tagin ka hor?
English Don't worry. Everything will be all right. Somali Ha walwalin. Wax walba way hagaagi doonaan.
English I'm sorry to hear that your father passed away. Somali Waan ka xumahay inaan maqlo geerida aabbahaa.