Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

271) Talking with Stranger

Click to choose another topic
English

How old are you?

Somali

Immisa jir baad tahay?

English

How much do you weigh?

Somali

Culayskaagu waa immisa?

English

What's your telephone number?

Somali

Telefan lambarkaagu waa immisa?

English

Where is your address?

Somali

Ciwaankaagu waa halkee?

English

Do you live in urban or rural area?

Somali

Adigu ma waxaad ku nooshahay magaalo mise mi'yiga?

English

Are you rich?

Somali

Ma taajir baad tahay?

English

Are you married?

Somali

Miyaad guursatay?

English

Do you live alone?

Somali

Ma kaligaa ayaad nooshahay?

English

Is Almaz your girl friend?

Somali

Almaas ma saaxibadaa baa?

English

You have a boyfriend, do not you?

Somali

Saaxiib waad leedahay, saw sidaa maaha?

English

Why do not you get married?

Somali

Maxaad u guursan wayday?

English

Why do not you have children?

Somali

Carruur Maxaadan u haysan?

English

Is your watch expensive?

Somali

Saacaddaadu ma qaali baa?

English

I like your dress. How much did it cost?

Somali

Labbiskaaga waan ka helay, waa imisa qiimihiisu?

English

You have a great car! How much did you pay for it?

Somali

Gaadhi wanaagsan baad leedahay, immisaad siisatay?

English

I like your bracelet. Is it real gold?

Somali

Waan ka helay jijintaada. Dahab saafi ah ma tahay?

English

Your ring is so beautiful. Is it a real diamond?

Somali

Fargashigaagu wuu quruxbadanyahay. Dheeman saafi ah mayahay?

English

This is a nice jacket. Is it real leather?

Somali

Kani waa jaakeed wanaagsan. Harag saafi ah ma yahay?

English

Do you believe in God?

Somali

Adigu Ilaahay ma aaminsan tahay?

English

How often do you go to the church/mosque?

Somali

Masaajidka/kaniisadda adigu intee jeer ayaad aaddaa/tagtaa?

English

Responses to personal questions

Somali

Ka jawaabidda su'aalaha shaqsiyeed?

English

That's a long story.

Somali

Taasi wa sheeko dheer?

English

I'd rather not say.

Somali

In aan aamusaa ii roon.

English

That's a little personal. / That's a little private. That's personal. / That's private.

Somali

Taasi waa arrin ii gaar ah.

English

No personal questions, please.

Somali

Fadlan, su'aalo shaqsi ahaaneed ha i waydiinin.

English

No comment.

Somali

Talo bixin male.

English

Why should I tell you?

Somali

Maxaanan kuugu sheegi?

English

That's nobody's business.

Somali

Taasi cidna shaqadeeda maaha.

English

That's none of your business.

Somali

Waxba kaama galin.

English

How dare you ask me that!

Somali

Sideed ugu dhiirratay inaad i wayddiiso?

English

How dare you!

Somali

Sideed iigu dhiirratayy!

English

Asking permission to ask a personal question

Somali

Inaad su'aalo shaqsi ahaaneed ii waydiiso waa inaad iga fasax qaadataa.

English

Would you mind if I ask you a personal question?

Somali

Su'aalo shaqsi ahaaneed in aan ku waydiiyo maxaad ka qabtaa?

English

Can I ask you a personal question?

Somali

Ma ku wayidiin kara su'aalo shaqsiyadeed?