Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

273) Talking in hospital

Click to choose another topic
English

Doctor፡ Hello! I’m Dr. Hagos. How may I help you?

Somali

Dhakhtar: Haye,!waxaan ahay Dr.Hagos. Maxaan kaa caawiya?

English

Patient፡ I have a fever and my head hurts.

Somali

Bukaan: waxaan leeyahay xumad, madaxana wuu xanuunayaa.

English

Doctor፡ How long have you been sick?

Somali

Dhaktar: intee in le'eg ayaad xanuunsanysaa?

English

Patient፡ I’ve been sick for 3 days.

Somali

Bukaan: saddex maalmood ayaan xanuunsanayay.

English

Doctor፡ When was the last time you saw a doctor?

Somali

Dhakhtar: goorma kuugu danbaysay Dhakhtar.

English

Patient፡ Last year in December.

Somali

Bukaan: December sanadkii lasoo dhaafay.

English

Doctor፡ It looks like you have the flu. I will give you a prescription.

Somali

Dhakhtar: waxaan u malayn inuu hargab ku helay. waxaan kusiin doonaa xaashida daawada.

English

Patient፡ Thank you, doctor.

Somali

Bukaan: waad mahadsan tahay Dhakhtar.