Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

59) Habitual Actions – Present Tense

Click to choose another topic
English

I get up every morning.

Somali

Anigu waan toosaa aroor walba.

English

I pray to God every morning.

Somali

Anigu aroor walba Eebbe ayaan u tukadaa.

English

I wash my face every morning.

Somali

Anigu aroor walba wajigaan maydhaa.

English

I do exercise every morning.

Somali

Anigu aroor walba jimicsi baan sameeyaa.

English

I have /take bath/ shower every morning.

Somali

Anigu aroor walba jidhkaan maydhaa.

English

I have/eat breakfast every morning.

Somali

Anigu aroor walba qureec baan cunaa.

English

I listen to the radio every morning.

Somali

Anigu aroor walba idaacad baan dhegaystaa.

English

I go to work every morning.

Somali

Anigu aroor walba shaqadaan tagaa.

English

I comeback home every evening.

Somali

Anigu fiid walba gurigaan ku soo noqdaa.

English

I make dinner every evening.

Somali

Anigu waxaan sameeyaa casho fiid walba.

English

I watch television for some time every evening.

Somali

Anigu waxaan daawadaa muuq -baahiye wakhti kamid ah fiid walba.

English

I go to bed/sleep every night.

Somali

Anigu waan seexdaa habeen walba.

English

I wash my clothes every Sunday.

Somali

Anigu waxaan dhaqaa dharkayga Axad walba.

English

I clean my house every Sunday.

Somali

Anigu waxaan nadiifiyaa gurigayga Axad walba.