Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

85) Past Tense - List of Past Actions

Click to choose another topic
English

I got up yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan toosay shalay aroortii.

English

I prayed to God yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan u tukaday Eebbe shalay aroortii.

English

I washed my face yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan maydhay wajiga shalay aroortii.

English

I did exercise yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan sameeyay jimicsi shalay aroortii.

English

I took shower yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan maydhay jidhka shalay aroortii.

English

I ate breakfast yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan cunay qureec shalay aroortii.

English

I listened to the radio yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan dhegaystay idaacadda shalay aroortii.

English

I went to work yesterday morning.

Somali

Anigu waxaan tagay shaqada shalay aroortii.

English

I came back home yesterday evening.

Somali

Anigu waxaan kusoo noqdaay guriga xalay fiidkii.

English

I made dinner yesterday evening.

Somali

Anigu waxaan kariyay casho xalay fiidkii.

English

I watched television for some time yesterday evening.

Somali

Anigu waxaan daawaday muuq-baahiyaha waqti ka mid ah xalay fiidkii.

English

I went to bed/sleep yesterday night.

Somali

Anigu waan seexday xalay.

English

I washed my clothes last Sunday.

Somali

Anigu waxaan dhaqay dharkayga Axaddii hore.

English

I cleaned my house last Sunday.

Somali

Anigu waxaan nadiifiyay guriga Axadii hore.