Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

98) Past Continuous Tense - List of Past Continuous Actions

Click to choose another topic
English

I was getting up.

Somali

Anigu waan toosayay.

English

I was praying to God.

Somali

Anigu waxaan u tukanayay Eebbe.

English

I was washing my face.

Somali

Anigu waxaan maydhanayay wajiga.

English

I was doing exercise.

Somali

Anigu waxaan ka shaqaynayay layliska.

English

I was taking shower.

Somali

Anigu waxaan maydhanayay jidhka.

English

I was eating breakfast.

Somali

Anigu waxaan cunayay qureec.

English

I was listening to the radio.

Somali

Anigu waxaan dhegaysanayay idaacadda.

English

I was going to work.

Somali

Anigu waxaan tegayay shaqada.

English

I was coming.

Somali

Anigu waan imanayay.

English

I was making dinner.

Somali

Anigu waxaan karinayey casho.

English

I was watching television.

Somali

Anigu waxaan daawanayay muuq-baahiye.

English

I was going to bed/sleep.

Somali

Anigu waan seexanayay.

English

I was washing my clothes.

Somali

Anigu waxaan maydhayay dharkayga.

English

I was cleaning my house.

Somali

Anigu waxaan nadiifinayay gurigayga.